Dajiso Adobe Premiere Pro CC 2018 12.0 “Link Updated on 23 March 2018”

0 726

Adobe Premiere Pro CC 2018 12.0 Overview

Waa barnaamijka qaabeynta fiidiyowga ee ay soo saarto Shirkadda Adobe, waana qayb ka mid ah Adobe Creative Suite.
Si gooni ah ayaa loo iibsan karaa oo waxaa la imanaya Adobe Encore iyo Adobe On Location iyo Iskuduwaha Warbaahinta.
Barnaamijka waxaad u adeegsan kartaa: goynta iyo isku dhajinta fiidiyoowga iyo codka, ku darista Transition effects u dhexeeya fiidiyeyaasha.

Adobe Premiere Pro waa dib u qaabeynta barnaamijkii hore ee Adobe Premiere software, waxaana lasoo saaray 2003 Pro Edition.
Barnaamijka hadda waxaa loo isticmaalaa saldhigyo badan oo telefishan waxaana loo isticmaalaa filimyo badan.

Features of Adobe Premiere Pro CC 2018 12.0

Some of the most popular features of Adobe Premiere Pro CC 2018 12.0 are:

  • Professional video processing and editing tool
  • Export videos and publish the content after editing
  • Supports up to 10240 x 8192 pixels
  • GPU acceleration for enhanced performance
  • Built-in Adobe OnLocation and Adobe Encore
  • Supports integration with other Adobe Products
  • Adjust framerate, aspect ratio, media channels etc
  • No need to render videos before viewing
  • Supports all professional cameras
  • Stereoscopic 3D rendering and auto-color adjustment
  • Audio Keyframing features
  • Waveform and audio control
  • Timeline effects and much more

Shuruudaha looga baahanyahay Computerka lagu adeegsanayo Adobe Premiere Pro CC 2018 12.0

Ka hor inta aadan soo dejisan Adobe Premiere Pro CC 2018 12.0, hubso in Computerkaagu kasoo bixi karo shuruudaha la siiyay.

  • Operating System: Windows 10/8/7
  • Free Hard Disk Space: 5 GB of minimum free disk space required
  • Installed Memory: 4 GB of minimum RAM required
  • Processor: Intel Core i3 or equivalent
  • Developer: Adobe

Size: 1.6 GB

Comments
Loading...
%d bloggers like this: