Dajiso Adobe Premiere Pro CC 2019

1,547

Adobe Premiere Pro CC 2019 Waa barnaamijka qaabeynta fiidiyowga ee ay soo saarto Shirkadda Adobe, waana qayb ka mid ah Adobe Creative Suite.
Si gooni ah ayaa loo iibsan karaa oo waxaa la imanaya Adobe Encore iyo Adobe On Location iyo Iskuduwaha Warbaahinta.
Barnaamijka waxaad u adeegsan kartaa: goynta iyo isku dhajinta fiidiyoowga iyo codka, ku darista Transition effects u dhexeeya fiidiyeyaasha.

Adobe Premiere Pro waa dib u qaabeynta barnaamijkii hore ee Adobe Premiere software, waxaana lasoo saaray 2003 Pro Edition.
Barnaamijka hadda waxaa loo isticmaalaa saldhigyo badan oo telefishan waxaana loo isticmaalaa filimyo badan

Comments
Loading...
%d bloggers like this: