Dajiso Artisteer 4.3 Home and Academic Edition

366

Artisteer 4.3 Home and Academic Edition Overview

Waxaan filayaa softweerkan Artisteer 4.3 Home and Academic Edition  in ay tahay mid aad waqti badan  fileyseen, waayo waxaad ku qaban kartaa waxyaabo aad u kala duwan oo webdesign ah,kaasoo ay isticmaali karaan cid walba xitaa hadii aadan weligaa istcimaalin softweer,nooc walba oo webdesign ah ayaa lagu sameyn karaa,iyadoo ay kugu qaadan doonto mudo aad u yar sidii shabakadaada ay hawada u geli laheyd, Joomla templates, Drupal themes, WordPress themes, DotNetNuke skins iyo waxyaabo kale oo aad u farabadan ayaad ku sameyn  kartaa.

Size : 121.52 MB

Comments
Loading...
%d bloggers like this: