EaseUS Data Recovery Wizard Technician 13.6 waa NUMBER 1 soo celinta waxyaaba ka luma computerka iyo laptopka sida format lagu sameeyey computerka,partition la bedelay,recycle binka wixii laga saarey – sawiro lumay USB wax laga masaxey iyo nooc walba oo soo celin ah softweer ku gaari karta ma jiro – ku duub hore ka istcimaal mar walba waxaa xusuus mudan in markii aad recovery ama soo celin aad sameyneysid isticmaal HDD ama hard drive ka duwan kan aad recoveriga ka soo saareysid.

Daawo Sida loogu duubo loona active gareeyo