Dajiso EaseUS Partition Master 11.9

842

Softweerkan EaseUS Partition Master 11.9,  waxay kaa caawin doontaa nooc walba oo kala jarid “PARTITION” ah ee aad ku sameyn karto HDD,Tusaale ahaan hadii aad computerkaaga ama laptopka aad ku xirtid HDD cusub wuxuu koobi ku sameynayna dhamaan wixii ku jiray oo waxba kaa lumin,Wuxuu kala jarayaa nooc walba oo HDD adigoo marar badan kala bixin kara,waxaad u isticmaali kartaa CLONE oo ah koobi iyo ku soo celin HDD iyo SAT,SD iyo CARD.

Size : 141.24 MB

Comments
Loading...
%d bloggers like this: