Dajiso Easy Duplicate Finder 5.12

339

Softweerkan Easy Duplicate Finder 5.12 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u heli laheyd faaylal ama folder computerkaaga ama laptopkaaga ku jira oo laba jeer la keydiyay ama la save gareeyey kaasoo kuu sheegaya meelaha ay ku kala jiraan si computerka aan kaaga buuxin faaylal ama foldero isku mid ah – softweerkan si dhaqsi ah ayey u helaysaa ka dibna kii aad doontid ayaad tirtiri kartaa ama masaxi kartaa.

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: