Dajiso MAGIX Movie Edit Pro 2019 Premium 18

792

MAGIX Movie Edit Pro 2019 Premium 18 wuxuu idinka caawin doonaa sidii aad u sameyn lahaydeen VIDEO EDITING PROFESSIONAL ah iyadoo ay la socdaan effects aad u farabadan iyo qaabka loo isticmaalo oo aad u fudud – Softweerkan waa premium oo ay la socdaan kuwo extra ah oo nooc walba oo video ah ee loogu talagalay Film – aroos,xaflad,youtube ka dhigaya mid tayadiisu ay aad u wanaagsan tahay, waxaa softweerkan lagu duubi karaa cod kaasoo gadaal looga dari karo film hore loo duubay oo diyaar ah – waxaa kale oo lagu sameyn karaa slide show oo cod background ah la geliyo.

 

 

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: