Dajiso Microsoft Project 2016 Professional 64 bit

0 368

Microsoft Project 2016 Professional Overview

Softweerkan Microsoft Project 2016 Professional 64 bit marna lala isticmaali karo office 2016 – si gooni ahna loo isticmali  karo waxay kaa caawin doontaa sidaa aad u qorsheyn laheyd ama planning ugu sameyn laheyd ganacsiyada kala duwan. wuxuu kaa caawin karaa oo kale sidii aad isugu keeni laheyn managment and teamwork kaasoo kordhinaya wax soo saarka ganacsiga ama shirkada,waxaa la socda applications aad u farabdan oo ka dhigaya ganacsigaaga mid si habsami ah u shaqeeya.

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: