Dajiso OS-ka Linux Mint

0 358

Linux mint waa  midda ugu sahlan Nidaamyada ku dhisan LINUX, Isticmaalayaasha Nidaamkaan ayaa ku qiimeeyay in ay tahay mida ugu wanaagsan Nidaamyada Linux mana jirto illaa hada qof ka sheeganaya nidaamka ama wax ceeb ah ay isticmaalayaasha ku dhaliileen, Waxyaabaha uu ugu soocanyahay Nidaamyada kale ayaa ah in uu yahay mid uu xawaarihiisu sareeyo xattaa in lagu isticmaali karo Computer aanan laheen awooda dhanka CPU & Ram.

Comments
Loading...
%d bloggers like this: