Dajiso Password Recovery Bundle 2018 Enterprise

1,132

Password Recovery Bundle 2018 Enterprise wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u soo celin nooc walba oo baaswoor ah ee ku jira computerkaaga ee aad iloowday.
Wuxuu soo celinayaa ilaa iyo 60 nooc oo baaswoor kala duwan,kuwaasoo kala ah –

  • Windows Password
  • SQL Server Password
  • PDF Password
  • ZIP Password
  • MSN Password
  • AIM Password
  • Google Talk Password
  • Trillian Password
  • Asterisk Password
  • Outlook Password
  • Outlook Express Password

Iyo kuwa kale oo aad u farabadan.
Kan ugu wanaagsan waa Asterisk Password ama baaswoorada qarsan ee xidigaha ah oo si fudud loo aqrin karo sida aad ku aragtaan sawirada.

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: