Dajiso Plugin-ka Plexus 3.1.8 Ee Barnaamijka Adobe After Effects

617

Plexus 3.1.8 Wuu ku shaqeenayaa Nuskhadii udanbeesay ee Adobe After Effects CC 2019 x64 bit, Nuskhadaanna waxey ku shaqeeneysaa oo kaliya Windows-ka incha allah Nuskhada/Version-ka Mac dib ayaan idiinkugu soo galin doonnaa.

 

Hoos ka daawo Muuqaalka sida uu yahay Plugin-ka.

Waan ka Cudur daaraneynaa haddii maadadan muuqaalka ah ey lasocoto wax MUSIC ah, Muhiimada ayaa ah in aad ogaataan waxa aad la dageesaan in uu yahay waxa aad sida dhabta ah ugu baahantihiin.

 

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: