Dajiso Remote Desktop Manager Enterprise 12.5

0 635

Remote Desktop Manager Enterprise Overview

Softweerkan Remote Desktop Manager Enterprise 12.5 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u maamuli lahayd nooc walba oo Remote Connection ah iyadoo hal meel la wada keeni karo isla markaana kuu sahlaya ku xirista computero,Laptopyo ama Servero meel kale yaala, wuxuu la shaqeyn karaa nooc walba oo remote ah, Kaasoo ugu horeeya Microsoft Remote Desktop, Terminal Services, VNC, LogMeIn, Team Viewer, Ftp, SSH, Telnet, Dameware, X Window, VMware, Virtual PC, PC Anywhere, Hyper-V, Citrix, Radmin, Microsoft Remote Assistance, Oracle Virtual Box & kuwo kale .

Enterprise Edition – waxaad ku sameyn kartaa EDIT islamarkaana ku xirmi kartaa dhow computer ama Server hal jeer.

Comments
Loading...
%d bloggers like this: