Dajiso TechSmith Camtasia 2019.0.1 || Link Updated June 2019

636

TechSmith Camtasia 2019.0.1 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u duubi laheyd waxa walba oo aad ku aragtid shaashadaada isla markaana cod iyo wax walba aad gelin kartid,markii vidiyowga uu diyaar noqdo waxaad ka dhigi kartaa nooc walba oo format aad doontid iyadoo isla markaa aad gelin kartid waxyaabo kale oo aad u farabdan, sida loo istcimaalo ay tahay waxa ugu fudud,waxaa la socda versionkan cusub video frame oo isbedel weyn lagu sameeyey kaasoo aad u bedelay qualitiga vidiyowga.

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: