Dajiso Techsmith Camtasia 9.1 Portable

528

Softweerkan Techsmith Camtasia 9.1 Portable wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u duubi laheyd waxa walba oo aad ku aragtid shaashadaada isla markaana cod iyo wax walba aad gelin kartid,markii vidiyowga uu diyaar noqdo waxaad ka dhigi kartaa nooc walba oo format aad doontid iyadoo isla markaa aad gelin kartid waxyaabo kale oo aad u farabdan,waxaa la socda versionkan cusub video frame oo isbedel weyn lagu sameeyey kaasoo aad u bedelay qualitiga vidiyowga.

Size : 534.92MB

Comments
Loading...
%d bloggers like this: