Dajiso TechSmith Snagit 18

548

Softweerkan  TechSmith Snagit 18 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u sawiri laheyd  ama aad u duubi laheyd wax walba oo shaashada computerkaaga aad ku aragrid adigoo isla markaa ku dari  kara nooc walba oo design interactive ah,waxaa loogu talagalay iskuulada iyo macadyada wax laga barto si loogu sameeyo design iyo qoraal cid walba ay fahmi karto,dhinaca  vidiyowga waxaad ka duubi kartaa wax walba oo shaashada aad ku aragtid isla markaana aad u keydin kartid video nooc walba oo aad doontid.

 

Size 208.36MB

Comments
Loading...
%d bloggers like this: