Dajiso TechSmith Snagit 2019

506

TechSmith Snagit 2019  wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u sawiri laheyd  ama aad u duubi laheyd wax walba oo shaashada computerkaaga aad ku aragrid adigoo isla markaa ku dari  kara nooc walba oo design interactive ah,waxaa loogu talagalay iskuulada iyo machadyada wax laga barto si loogu sameeyo design iyo qoraal cid walba ay fahmi karto,dhinaca  vidiyowga waxaad ku duubi kartaa wax walba oo shaashada aad ku aragtid isla markaana aad u keydin kartid video nooc walba oo aad doontid.

Comments
Loading...
%d bloggers like this: