Dajiso Uniblue DriverScanner 2018

933

Softweerkan Uniblue Driver Scanner 2018 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad update uga dhigi laheyd isla markaana u soo celin laheyd driverada ka maqan computerkaaga.

Waxayaabaha ugu badan ee computerada iyo laptopka crashka u keena waa driver qalad ah oo ku jira ama driverka ku jira oo aan update aheyn sidaa awgeed softweerkan wuxuu kuu download gareynayaa nooca driverka computerkaaga ku jira ee ugu dambeeya.

 

Size : 7.64MB

Comments
Loading...
%d bloggers like this: