Dajiso USB Secure 2.1.5

591

 Softweerkan USB Secure 2.1.5 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad baaswoor ugu xiri laheyd USB gaaga,sababtoo ah hadii uu kaa lumo ama  cid kale ay hesho waxaa dhici kara in wax walba oo ku jira la arki karo,sidaa awgeed ayaa softweerkan wuxuu fudeyd ka dhigay in cid aan hayn baaswoorka aad ku xirtay geli karo,waxaad ku dhex duubiysaa isla USBga kad ibna hore ka isticmaaleysaa.

 

Size : 1.38MB

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: