Dajiso VMware Workstation Pro 14

13,125

VMware Workstation Pro 14Overview

Softweerkan VMware Workstation Pro 14 wuxuu kaa caawin doonaa sidaa aad u itsicmaali laheyd Windows aad u fara badan adigoo isticmaalaya 1 computer keliya, Waxaad isticmaaleysaa Virtual ama Window aan jirin adigoo ku duubi kara kuwo kala duwan oo computerkaaga dhibaato u keeni karin,waxaa inta badan loo isticmaalaa Networkinka iyo marka aad dooneysid tijaabo in aad ku sameysid softweer adigoo ilaalinaya computerkaaga caadiga ah,versionkan cusub ee VMware 9 waxaa la socda web interface iyo security adag oo aan waxba laga bedeli karin, Versionkan cusub ee 10 waxaa lagu soo daray waxyaabo cusub oo ay ka mid yihiin ku duubista Windows 8.1, Linux, adigoo waqti dhacaya u sameyn kara Vmwareka, waxaa kale oo computerkaaga u isticmaali kartaa qaabka Cloudka.

Size : 401 MB

Comments
Loading...
%d bloggers like this: