Dajiso Wirecast Pro 11

479

Wirecast Pro 11 qaabka ay u shaqeyso waa SIMPLE waxaad u baahan tahay webcam ama camera,laptop ama computer ka dib waxaad hore ka sameyn kartaa LIVE BROADCASTING ama si toos ayaad waxaad u gudbin kartaa VIDEO laga daawan karo INTERNETKA,isla markaana waxaa lagu sameyn karaa LIVE PODCASTING oo casharo si toos ah loogu gudbin karo iyadoo nooc walba ah.


Comments
Loading...
%d bloggers like this: