Dajiso Wise Folder Hider Pro 4.2.2

646

Wise Folder Hider Pro 4.2.2 wuxuu kaa caawinayaa sidii aad u xafidi lahayd faaylasha iyo foolderada adiga kuu qaaska ah ee Computerkaaga ama Laptopka ku jira ee aadan dooneyn in wax laga bedelo,koobi lagu sameeyo,la daabaaco ama qof aan loogu tala gelin uu aqriyo,waxaa kale oo loo isticmaali karaa in PASSWORD lagu xiro faayl USB ku dhexjira si aan waxba looga bedelin,wuxuu isticmaalaa Encryption aad u adag oo aan la jebin karin.

 

[Download not found]

Comments
Loading...
%d bloggers like this: