Dajiso Wondershare Video Converter Ultimate 10

632

Wondershare Video Converter Ultimate 10 waa kan ugu muhiimsan ee lagu bedeli karo nooc walba oo Video ah isagoo isla markaana aad ku edit gareyn kartid noocyada ama formatka kala duwan ee Movie iyo Video, waxaad ku sameyn kartaa DVD template oo diyaah ah adigoo raacin kara subtitle,effect iyo watermark oo aad ku dhex dhisi kartid nooc walba oo vidiyoow ah,mobile technology ayaa la socda oo transfer iyo backup ahaan aad u isticmaali kartid.

Comments
Loading...
%d bloggers like this: