Indigo Rose AutoPlay Media Studio 8.5 wuxuu kaa caawin doonaa sidii aad u sameyn lahayd isu keenida softweero aad u farabdan adigoo si automatic ahaan ugu duubi kara isla markaan gelin kara furayaasha iyo karaaga loogu tala galay in softaweerada ay ku shaqeeyaan – wuxuuna la shaqeeyaa nooc walba oo Microsoft platform ah,kaasoo ay la socdaan noocyo kala duwan oo ah qaabka softweerka loogu daro.
