Koorso || Isticmaalka Blogger || Darsiga 1aad

325

EnG YaSiN Waxaa farxad u ah in ey idiin soo gudbiso Koorso lagu baranayo adeegsiga adeegga caanka ah ee Blogger oo ey bixiso shirkadda Google.

Darsigan waa kii 1aad waxaana ku qaadan doonnaa insha allah:-

Sida loo sameesto

  • Gmail Account
  • Google + Profile
  • Blogger Page

 

Linkiga Blogger : www.blogger.com

Waxba yaanan idinku dheereen daawasho wacan

Comments
Loading...
%d bloggers like this: