Maamulka Shabakadda EnG YaSiN oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyaynaya Bilashada Bisha Ramadaan

892

Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda EnG YaSiN waxay umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba ugu hambalyaynayaan bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan 1439 Hijriya.

Shabakadda EnG YaSiN waxay muslimiinta soomaaliyeed ku dhiiri gelinaysaa in ay ka faa’idaystaan Fadliga badan ee kujira bisha Ramadaan waana Fursad sanadkiiba hal mar nasoo marta.

Ugu dambeyn muslimiinta waxaan xusuusinaynaa in bisha Ramadaan ay tahay bil xasanaadka la-labalaabo waxaana si gaar ah muslimiinta uxuusinaynaa badinta akhrinta qur’aanka kariimka iyo tukashada salaadaha Taraawiixda iyo Tahajudka.

Comments
Loading...
%d bloggers like this: