Sharax || Sida Logo looga dhiga mapping adigoo isticmalaya CC Sphere

713

Muuqaalka hoose waxaan ku sharxi doonnaa sida sawir ama logo looga dhigi lahaa mida sida world map oo kale ah ama hadaan si kale u dhigno sida logo-yinka ay isticmaalaan TV-yada qaar.

Daawasho wacan.

Comments
Loading...
%d bloggers like this: