Sharax || Sifudud ku ogaaw inta qof ee booqata Website walba anagoo isticmaaleena Website-ka cutestat

629

Assalaamu Calaykum, Dhamaan asxaabta ku xiran Shabakada EnG YaSiN 

Insha allah Waxaan qoraalkani ku eegi doonnaa Sida ugu fudud aad ku ogaan karto inta qof ee booqata (Tirakoobka) Website walba.

Ugu horeen waxaan booqaneenaa Website-ka cutestat

cutestat.com/

kadibna waxaan godka ku qoreenaa website-ka aan rabno in aan Tirakoobkiisa ogaano Tusaale ahaan engyasin.com kadibna waxaad taabaneesaa Lookup

Kadib waxaa kuusoo muuqan doonna Tirakoobka Website-ka, waxaana kamid ah tirada la booqdo maalinkii & inta qofood ee booqata.

Wabillahi Towfiiq

Comments
Loading...
%d bloggers like this: