Sharax Muuqaal || Sidee loo Sameestaa Account Telegram ah?

687

Assalaamu Calaykum, Asxaabta ku xiran Shabakadda EnG YaSiN.

Darsigeena maanta waxuu ku saabsanyahay sida Telegram loogu duubo Computer-ka loona sameesto Account-gaar kuu ah.

 

Sidoo kale waxaad darsiga kamida sida loo adkeeyo Security-ga account-kaaga.

Ugu horeen booqo telegram.org

 

Sharaxa si wacan ula soco.

Bahda Shabakadda EnG YaSiN

Comments
Loading...
%d bloggers like this: