Dajiso Barnaamijka VMware Workstation Pro 2020 si #Free ah.
VMware Workstation Pro 16 wuxuu kaa caawin doonaa sidaa aad u itsicmaali laheyd Windows aad u fara badan adigoo isticmaalaya 1 computer keliya, Waxaad isticmaaleysaa Virtual ama Window aan jirin adigoo ku duubi kara kuwo kala duwan oo computerkaaga dhibaato u keeni karin,waxaa inta badan loo isticmaalaa Networkinka iyo marka aad dooneysid tijaabo in aad ku sameysid softweer adigoo ilaalinaya computerkaaga caadiga ah,versionkan cusub ee VMware 16 waxaa la socda web interface iyo security adag oo aan waxba laga bedeli karin, Versionkan cusub ee 16 waxaa lagu soo daray waxyaabo cusub oo ay ka mid yihiin ku duubista Windows 10, Linux, adigoo waqti dhacaya u sameyn kara Vmwareka, waxaa kale oo computerkaaga u isticmaali kartaa qaabka Cloudka.
VMware Workstation Pro 2020

