Wax ka baro Qaabka loo Dhiso Shabakaddaha || Horudhac

402

Waxaan bilaabeenaa Hadduu Alle idmo Silsilado tixane inoo noqon doona kuwaas aan ku baraneeno Sida loo dhiso Shabakadda adigoo isticmaalaya WordPress.

Si aad uqaadato Duruustaan waxaad ubaahantahay in aad lasoo dagto ugu horeen barnaamijka aan u isticmaaleeno Localhost/Local Server.

Kadajiso Barnaamijkaas Linkiga hoose

https://sourceforge.net/projects/wampserver/files/latest/download

 

Kadaawo Facebook

 

Ama Youtube

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: