Wax ka baro Qaabka loo Dhiso Shabakaddaha || Ku duubista WordPress

225

Darsigan waa kii 2aad ee Silisiladii aan bilawnay taasoo aan ku baraneyno Sida loo shiso Shabakadaha ayadoo la adeegsanaayo CMS-ka caanka ah ee WordPress.

Si aad ulasoo degto CMS-ka waxaad booqataa Shabakadda Rasmiga ah ey leedahay WordPress

https://wordpress.org/latest.zip

Si Automatic ayuu kuugu dajinayaa Version-ka markaa ugu danbeeya.

Intaa markaad sameeso waxaad Daawataa Darsiga 2aad.

 

Kadaawo Facebook

 

 

ama Youtube

 

Comments
Loading...
%d bloggers like this: