Dajiso WinToHDD 1.1 Enterprise

0 268

Win to HDD Waa Software aad ufudud wuxuuna kaa saacidi doonnaa ku duubista Windows adigoonan ubaahneen in aad heesato DVD ama USB.

Sidoo kale waxuu wataa adeega CLONE kaasoo kuu fududeenaya in aad si dhib yar u copy-gareeso Windowska ku duuban HDD-kale.

Xajmiga : 12.9MB

Comments
Loading...
%d bloggers like this: